Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahi Nor on June 13, 2018, 02:05:35 PM
-
Ascwr Dre waad ku mahadsan tahay jwbaha waafiga ah ee aad bulshada ka siiso waxa uu ilaah ku baray.
Waxaan qabaa su aal ah. Waxaan dareemaa marmarka qaar in madaxa ay wax iiga socsocdaan oo kale waliba dhanka bidix xididada ku yaala xaaladaas maxa loo yaqaana maxaase keeni kara maxayse tahay dhibaatada ay keeni karto?
Mahadsanid Dre
-
Waxa aad dareemaysid waa nuuc dubaaxinta ka mid ah waxaana afka qalaad lagu dhahaa "Tingling" waxay badanaa laga dareemaa hal dhinac ama hal qeyb oo madaxa ah waxayna astaan u tahay xanuunka welwelka ama isku-buuqa, halkaan ka akhriso astaamaha kale ee la dareemo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0)
-
Ascwr Dre waad ku mahadsan tahay jwbaha waafiga ah ee aad bulshada ka siiso waxa uu ilaah ku baray.
Waxaan qabaa su aal ah. Waxaan dareemaa marmarka qaar in madaxa ay wax iiga socsocdaan oo kale waliba dhanka bidix xididada ku yaala xaaladaas maxa loo yaqaana maxaase keeni kara maxayse tahay dhibaatada ay keeni karto?
Mahadsanid Dre
abdullahi aniga xitaa waan dareemaa 1 sano iyo 4 bil aan dareemooyaa