Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on December 15, 2018, 11:44:28 AM

Title: Su'aal: Gaaska ma kuu diidaa cunnada cas?
Post by: Hamze_a on December 15, 2018, 11:44:28 AM
Asc bahda somali doc aad baad ugu mahadsantihiin ka haqabtirida dhanka caafimadka bulshadiina
Suaal
Gaasku makeenaa inaaad gebi ahaanba cuniwaydo cunada cas sida suugada ama inaad ka wiswisto cunooyinka qaar?
Title: Re: Su'aal: Gaaska ma kuu diidaa cunnada cas?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2019, 09:50:02 PM
Yaanyada ama tamaadhada waxay siyaadisaa aashitada ama acid-ka caloosha, sidaa darteed qofka gaaska qabo waa inuu ka fogaadaa cunnada aashitada siyaadiso iyo cunnada saliida ku badan tahay, faahfaahinta xanuunka gaaska waxaad ka akhrisataa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)