Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fadxi2019 on March 15, 2019, 06:30:23 AM

Title: Su'aal: Waa maxay digaag la bacrimiyey?
Post by: Fadxi2019 on March 15, 2019, 06:30:23 AM
Asc Bahda Somalidoc.com aad baan idiinka ma hadhelineynaa wacyigelinta aad bulshada u heysaan,ajirna Allaha idiinla siiyo;intaas ka din Dotrore sanadahaan dambi dadkeena Soomaaliya waxaan ku soo batay mashaariic digaaga lagu xanaaneyo oo casir ah,digaagaas o.o ukuntiisa mashiin dilaaciyo si ilmo u noqdaan marka nuucaas ma bacriminbaa? Saameey fiican iyo xunba In tee ayuu ku leeyahay caafimaadka.
Habkaan iyo habkii hore ee digaaga ayadaa ukumaha dilaacin jirtaa keebaa caafimaadka u wanaagsan .
Mahadsanidin Banda SomaliDoc