Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed11 on April 30, 2017, 11:20:32 PM

Title: Su'aal: Naqaska igu xirma waqtiga roobka?
Post by: Mohamed11 on April 30, 2017, 11:20:32 PM
asc dhamaan bahada caafimaadka waan salamaya meelkasta ay joogan okixiran shabakadan.sidokale waxan waxan mahadgaarale maamulka webkan. walaal waxan jeclanlaha in layga caawiyo cilad ihaysata uguhorayn waxan isku arke mudo dhawo marka roobka da'ayo amase hawada roob sogalo waxan daremaya naqaska oo iguxirma hindhiso marka danbe heer waxan garayo heer an afka kaneefsado mida kale jaakad hada gashto naqaska wu igasidaraya hada iskabixiyana wan roonanaya waad mahadsantihin
Title: Re: Su'aal: Naqaska igu xirma waqtiga roobka?
Post by: SomaliDoc on September 17, 2017, 08:56:10 PM
Taasi waa allarji ka dhasha isbadalka cimillada, waana sanboor ama xasaasiyad xabadka ah, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)