Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iman Osman on December 20, 2018, 04:43:22 PM

Title: Su'aal: Dhiiga caadada iyo naas nuujinta?
Post by: Iman Osman on December 20, 2018, 04:43:22 PM
Asc aad ayad u mahadsan tahiin marka hore secend
Somalida qaar waxay aaminsan tahiin hadii aad dhiiga caadada hesho adigoo ilmo lab ah nuujinaya inuu dhib u keenayo. Arinka maxa ka jira dhakhtar wxn ahy hooyo nuujisa wiil bishi 6 ayan helay dhiiga cadada intii hore maan heli jirin

Thankz
Title: Re: Su'aal: Dhiiga caadada iyo naas nuujinta?
Post by: SomaliDoc on April 21, 2019, 09:23:42 AM
Waxba kama jiraan, waana khuraafaat adigoo caado qaba ama aan qabinba cunugaaga waad nuujin kartaa wax dhib ah adiga iyo cunugaagaba kuu keeni meyso. sidoo kale hooyooyin badan ayaa yiraahda haddii ilmaha hooyadu nuujiso markay uur yeelato cunuga ayaa xanuunsado, taasina horay ayaan qoraal gooni ah ugu faahfaahinay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2529.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2529.0)