Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on January 27, 2012, 07:19:28 AM
-
Asc walaalayal then waxaan ini waydiinayaa adinkoo mahadsan waxaan dareemayaa tabar yari xaga xuminta taranka xiliga galmada waxaa laga yaaba galmada ka horba in uu jilco
Maxaa sababi kara arintaa?
Talo iga siiya?
-
Halkaan ka akhriso cillada xubinta jilicsan iyo kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)