Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on March 10, 2016, 07:17:01 PM

Title: Su'aal: Sigaarka dhibaatooyinka laga dhaxlo?
Post by: Baasaale1515 on March 10, 2016, 07:17:01 PM
Waxan ubaahnaa inan wax ka ogaado dhibaatoyinka caafimaaf ee uu keeno sigaarka ama sigaar cabista joogtada ah, ma jiraan daawooyin loo isticmaali karo joojintiisa, ama cuno ku haboon qofka rabo inuu joojiyo cabista sigaarka
Title: Re: Su'aal: Sigaarka dhibaatooyinka laga dhaxlo?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 08:03:03 PM
Halkaan ka akhri dhibaatooyinka sigaarka laga dhaxlo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,602.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,602.0.html)