Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Indhaha => Topic started by: Nihaal on December 25, 2012, 04:14:24 PM

Title: Cudurka Daafka
Post by: Nihaal on December 25, 2012, 04:14:24 PM
daaf af english waxaa laayaqaanaa conjunctivitis am pink eye  daaf waxaa keeno caabuq ku yimaado laba dahaar ee isha waxaana sababo virus ama bacterium  calaamadaha daafka  waxaa kamid ah  in ay kaduudato isha meesheeda cad  iyo gudaha labada dahaar ee isha  sidoo kale cuncun iyo ilmo sidookale cucun aad u bagaysid kadibna ay gadal dambi kuxanuunto iyo xanuun isha waxakaloo kamid ah isbadal ku yi maado qeebta cad ee isha  taa oo ay is dul fuul fuulmayso inta lgu guda jiro hurdada taa oo sababto inay is qabsadaan labada dahaa ee isha siwada ji ah daaf ka xili huuris kiiso waa 24-72 saac daafka qaabka uu kufido in indhaha lgutaabto fara waxyaalaysan iyo in lawadaagida ashyaa qof qabo daaf sida ookiyaalaha iyo indhakuusha iyo wixii lamid ah daawayntiisa qalajiyaal joogo ama koomaato ay kujirto sulphonamide,gentamicin ama qalajiyaal is ku darsan  sidee looga hor tagaa daaf dhaqista gacmaha marwalbo kalasaarida safaleetiga gacanta iyo wajiga kaa oo isticmaalo qof qabo daaf iyo ash yaa sha loo is tic maalom agagaaraha indhaha hadii aad kamaarmi wayso shey uu is ticmaalay qof qabo daaf ku dhaq biyo kulu inta aad isticmaalin kahor barista gacmadhaqa caruurta si baraaktiis ah ka fo geen ta gacmaha in dhaha   haal  kaan baa  ku soo gaba gabaynayaa waxaa ka aqaano cudurka daafka hadii ay jiraan wax aan qalday fadlan walal ha qaadan bal sax bini aadan waa qaldame alle ayaa ah maqaldame  ;)by