Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Darmaan123 on January 31, 2012, 11:22:01 AM

Title: Su'aal about serotonin?
Post by: Darmaan123 on January 31, 2012, 11:22:01 AM
walal marka hore waan idin salaamaya gaara u salaamaya takhtarada sharafta leh, intaa ka bacdi walal waxaad ii sheegtaan oo ii sharaxdaan maadada la dhaho serotonin maxay qaabilsan tahay xagayse jidhka bini aadamka ka degantahay ama saldhig u ah?. maxaase kordhiya haday yaraato?. walal waan idinka war sugayaa my doctors-kaay. thanks
Title: Re: su'aal about serotonin
Post by: Fido on January 31, 2012, 05:40:51 PM
Serotonine is a neurotransmitter just like dopamine and noradrenaline.its important in regulating our sleep,moods,pleasure seeking and pain treshold.if the concentration of serotonine is decreased in the brain,you are most likely to suffer from depression and insomnia.Serotonine is rich in banana and hope we Somalis still produce it.
Dr.Fidow
Title: Re: Su'aal about serotonin?
Post by: Darmaan123 on February 07, 2012, 04:23:00 PM
walal waxaan u baahanahay in afsomali la iigu faahfaahiyo suaashan waadna mahadsantahay
Title: Re: Su'aal about serotonin?
Post by: Fido on February 09, 2012, 02:58:51 PM
serotonine wa mada kimiko ah oo ubadan ninaca maskahda melaha laga hokuma hurdada,cuntada,faraha,sexka iyo hasaska.Haddy serotonine u kuiarado maskahda,depression aya kugu dhicikara.Serotonine oo ah protein waha laga helo Moska.Su'aal,Adigu mahaad u weidisay serotonine?
dr.fido
Title: Re: Su'aal about serotonin?
Post by: Jamilo on February 10, 2012, 07:29:43 PM
serotonine waa fariin qaade, sida dopamine ama norepinephrine, waxuu muhiim u yahey oo uu qabtaa in uu xukumo hurdada farxada iyo raaxada jirka uu dareemo , hadii uu kugu yaraado dhacankan waaxa imaan kara hurdo yari muraal xumo, serotonine waxaa laga helaa cuntooyinka qaar sida mooska, mooska oo eey somalia hodan ku tahey.
Title: Re: Su'aal about serotonin?
Post by: Darmaan123 on February 14, 2012, 10:23:03 AM
Dr fido and walashay jamilo, waad mahadsantihiin walal. aad iyo aadna waad fahamsiiseen suaashii aan u baahnaa ee aan idin waydiyay. waxaan kale oo aan halkan ka salaamaya my dear doctor somalidoc.com
Title: Re: Su'aal about serotonin?
Post by: Darmaan123 on April 16, 2015, 08:11:38 AM
Alle Ayaa Diktooradan Noo Barakeeyay, Waan U Hambalyaynayaa Diktooradan Bulshada Ugu Adeega Sida Daacada Iyo Hawl-Karnimada Ah.

Way Wada Mahadsan Yihiin Diktoorada Iyo Dhammaan Hawl-Wadeenada www.somalidoc.com (http://www.somalidoc.com)