Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fadxi2019 on December 14, 2016, 12:12:52 PM

Title: Su'aal: Daawada Idaha?
Post by: Fadxi2019 on December 14, 2016, 12:12:52 PM
Asc dhaqtarka webka waxaan kugu  salaamay,salaan ka dib waxaan kaaga mahadnaqayaa si wacan ee  bulshadada Soomaaliyeedaad u wacyigaliso,intaas ka dib waxaan jeclaan lahaa waxaan aqriyey warbixinta CAAFIMAADKA IDAHA la xiriirta marka Dr waxaan jeclaan lahaa xadiiska nabiga laga wariyey(NNKH) ee idha ka hadlaayo inaad ila wadaagto.maadaama,dhaqaatiirta badankood ku taliyaan in laga fogaado duxda xoolaha.
MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Daawada Idaha?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2017, 07:46:10 PM
(http://media.kenanaonline.com/photos/1237980/1237980436/large_1237980436.jpg)