Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Abdirizak on November 14, 2015, 11:17:06 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena shahwada kaadida ka damabaysa?
Post by: Mohamed Abdirizak on November 14, 2015, 11:17:06 AM
markii aan kaadida dhamaysto marmarka qaar waxaa iga imaanaya biyaha loo yaqaan shahwada ilaa 3 ama 2 dhibcood
hadaba su,aashaydu waxay tahay biyahaas maxaa sababay makuwo horay xiniyaha ugu haray baa maxaa saamayn ah oo ay yeelankaraan

mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena shahwada kaadida ka damabaysa?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 12:03:29 PM
Horay ayaan uga hadalnay waxa keeni karo cilaldaan ee kaga boqo qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)