Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saxane Cabdi on April 10, 2016, 09:05:59 PM

Title: Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?
Post by: Saxane Cabdi on April 10, 2016, 09:05:59 PM
dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa xaga wax urinta ama wax carfintaba xoogaa waxaan dareema xaga sanqada inuu culees iga saaran yahay maxaa lagu tilmaami karaa ama igala talin kartaan aad baad u mahad santihiin
Title: Re: Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2016, 04:18:56 PM
Waxaa dhici karto in sanka hilib aad ku leedahay ama caabuq sanqada ee kugu raagay.
Akhris labadaas cudur iyo waxyaabaha lagu kala garto:
1- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)
2- Hilibka sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0)