Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hersi mohamed on January 03, 2019, 12:27:52 PM

Title: Su'aal: Afartii sanoo dambe caruur ma dhalin?
Post by: Hersi mohamed on January 03, 2019, 12:27:52 PM
Asc bahda Somalidoc,
bacda salaan waxaan ahay aabe caruur dhalay laba xaasleh lakin afartii sano u dambaysa caruur iima dhalan laba xaas midna  markaa waxaan ka shaki qabaa inay xagayga xanuun jiro.
weli dhactar uma tegin  wax xanuun oo aan dareemaayo ma jiro marka laga reebo mar mar jimaaca ka dib waxaan dareemaa xiniinyo xanuun lkn inyar ka dib waan ka raystaa.
Tallo bixin maxaad igu talin lahaydeen si hadii aan doctor utago maxaa suuro gal ah inaan iska baadho.

waad mahadsantihiin bahda Somali Doctors

Title: Re: Su'aal: Afartii sanoo dambe caruur ma dhalin?
Post by: SomaliDoc on May 24, 2019, 10:59:13 PM
Waxaan kugu la talin lahayn inaad dhakhtarka la xiriirtid si loo baaro awoodaada uureynta dhinaca hormoonada iyo shahwada..