Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakeriye on February 22, 2019, 08:03:09 PM

Title: Su'aal: Madax xanuun iyo indhahoo caad fuula?
Post by: Zakeriye on February 22, 2019, 08:03:09 PM
Dr.  Waaad ka hadasheen xanuunka Migraine ee sameeyn maku leeyahay indhaha waayo markii ku xanuunkan ku hayo indhaha waa xanuunaan oo caad ba ika fuula

Jawaab wacan
Title: Re: Su'aal: Madax xanuun iyo indhahoo caad fuula?
Post by: SomaliDoc on November 24, 2019, 02:11:20 PM
Haa, waxaa jira goonjabka nuuc indhaha saameeyo waxaana loo yaqaanaa "Ocular Migraine", indhaha caad ayaa fuulo, araggane wuu ku yaraadaa, kadibne 1 saac kadib ayay ishii caadi ku soo laabataa, haddii qaabka laguu haayo aysan sidaa ahayn fadlan dhakhtar indhaha la xiriir si laguu baaro.