Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaaburi on June 29, 2010, 09:15:10 PM
-
scw
waan ku salamay walaal marka hore wallala waxaan rabaa in aan ku wey diiyo su,aashaan ,
markii aan galmoonaayo hadii aan foorar u galmoodo ma wax dhibaato ah ayee ku keeni kartaa xaga uur qaadista mida kale Minka dhib ma u Geysan kartaa forarka , wallaal waxa aan karaa jwb faah faah san waad mahad santahay wallaal
-
Wax saameyn ah kuma lahan uurqaadista iyo minkaba qaabka aad haweentaada ugu tagaysid.
-
SALAMU CALAYKUM WARAXMA
Wallaaladad iska xil saray inay dadkooda gaadhsiiyaan cilmiga Alle waxaan idiinka baryaya inuu jandiisa idin geyo
Su'aashaydu waxay tahay qofka isha uu kaga samysmo dhalaadka ama caadnka yari maxaa lagu daweyn
karaa ishase dhibaato ma soo gaadhsiin karaa hadaan wax laga qaban.
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan caadka indhaha
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1149.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1149.0.html)