Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaliyo on August 13, 2013, 11:03:11 PM

Title: Su'aal: Ligement damage?
Post by: Raaliyo on August 13, 2013, 11:03:11 PM
as dhamaan waaan idinku salmayaa salaanta islamka a/s wr wb bcda salaan waxaan weydiisan dhaqatarada sharafta leh bal inay ii sheegn sidaan isu daweyn laha amadama aan ka dhawacmay  jilibka oo ay igu yirahdeen ligement baa damage ka jira sidee ugu fiican bana guriga isugu daaweyn karaa oo aad isiin kartaa advice  runtii aad bay ii xanuunaysaa jilibka nabar xanuun leh baa igu taagan markaa bal talo isoo siiya walalayaal

barakalaah fiik.
Title: Re: Su'aal: Ligement damage?
Post by: SomaliDoc on August 23, 2013, 11:44:03 PM
waxay ku xiran tahay seedka go'ay iyo qaabka uu u go'ay, miisaankaaga iyo hadii xanuuno kale jiraan, intaasi waxay xadiyaaan qaabka aad u daawayn kartid xanuunkaaga.

Takhtar kala xiriir arintaas.
Title: Re: Su'aal: Ligement damage?
Post by: Raaliyo on September 05, 2013, 10:42:58 PM
 
a/s dhmaan hadana waa anigii oo soo noqday doctor  wax daawo ima aysan siin waxay dhaheen yadaa bugsoonaysaa waxay kaloo ii dareen physio therapy iyo hydro aqua therapy waxay kaloo dhaheen ilaa 6 isbuuc bay ku bugsoon wayna isoo duubeen sidii kabkii mana jabni waxay dhaheen laba weeg ha duubnaato si aan more damage u dhicin hadii ay lugta laabmato ma fiicna sidaas bay isoo duubeen  hada way iga fureen  waxaan bilabay physio therapy iyo swimming  hydro therpy lxamdulilahi xooga arelief baan dareemay ilah ba amahadaa iska leh adna waad mahadsan tahay doctor .