Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dayibyare on September 18, 2016, 08:51:52 PM
-
Asc DR Abdulahi mahdi waan kaaga mahad celinaa adeegaad noo hayso
Suaashayda dictoore waxaan ahay nin dhalin yaraa bidaaraa igashay marka sideen iskaga daawayn karaa weliba si dabiici ah anoon kiimikaal isticmaalin mase leedahay daawo
-
Ka akrhiso qoraalkaan bidaartaada nooca ay tahay iyo waxa ay ku kala duwan yihiin midda cudurka ah iyo midda dhaxalka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0)