Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Macalimow on August 01, 2013, 03:20:18 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababa in biya baxa soo daaho?
Post by: Macalimow on August 01, 2013, 03:20:18 AM
Waan salaamayaaa walaalaha Somali doctors Waxaan qabaa Su'aal ah waxa keena in biyaha ay baxa ay soo daahaan iyadoo ay dhacdo in aay iga imaan waayaan waliba anigoo muddo watay galmada  waliba marmar waxaan la kulmaa anigoo daalay oo raba inaan biyo baxo laakiin aan wax sii deynin marka iga soo jawaaba arrintan walalayal thanks.

Suaasha waa biyo soo daahiyada biyaha ee ragga.

Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa in biya baxa soo daaho?
Post by: SomaliDoc on August 23, 2013, 06:31:16 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2157.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2157.0.html)