Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiilsoomaali on November 16, 2017, 01:13:34 AM

Title: Su'aal: Ayeydeey ayaa cunaha laga hayaa?
Post by: Wiilsoomaali on November 16, 2017, 01:13:34 AM
asc doctor suaashasn qabo waxaa weeye ayeeydey ayaa lagahayaa cunaha waxbana maliqikarto cuntada markii hore  mushaali (shurbad ) ayay isku dhibi jirtey hadana maqaadankarto caano iyo shaah bis ah ayay isku dhibtaa markey biyaha cabayso ama caano cunaha shanqadh ayaa kabaxaysa jiriiriq ayuu leeyahay markaa dawo maxaa uah ama xal
Title: Re: suaal
Post by: CilmiSabca on November 16, 2017, 09:08:43 AM
Waa xaalad u baahan in dhakhtar loo geeyo, si baadhitaan loogu sameeyo.
Fadlan si degdeg ah Isbitaal u geeya....