Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umuabdalla on May 13, 2017, 06:38:06 PM

Title: Su'aal: Qustul hindi?
Post by: Umuabdalla on May 13, 2017, 06:38:06 PM
Asc dhamaan wad mahadsantihiin taqaatiirta sharafta leh sida wanagsan e ad noga faaideysan hadan su asheyda   u guda galo waxan raba inan wax ka ogaado Geedka la dhaho Qustul hindi luqada carabigane lagu dhaho ????? ?????? faaidada ku jirto iyo wuxu uroon yahay iyo wuxu u daranyahay iyo sida lo isticmaalayo mahadsanidin