Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseenka on October 10, 2017, 08:42:00 PM
-
digtoore waxaan kuweydiinaya guskayga fanjarta qeytiisa hoose mcnha ibtiisa wax yar lahoos gerka labadiisa dhinac ayaa nabro yar yar oo shan nabar gaaraya iiga yaalaan illaa 3 yers wax xaalad ahna miigu haayaa waan garan waaye digtoore mexeey yihiin ????
-
Nabro kala duwan ayaa ka soo bixi kara xubinta taranka waxaad u baahan tahay inaad la xiriirtid dhakhtar maqaarka ku takhassusay si uu talo kaaga siiyo.