Somali Medical Forums
General Discussions => New Members => Topic started by: Ahmed_Indhayare on July 25, 2009, 03:55:30 PM
-
Assalamu calaykum.
Ilaahay baa mahad iska leh.
Aad ayaan kugu faraxsanahay maanta oo aan ka mid ahay Ardayda Soomaaaliyeed Ee barata Medical Faculty-ga.
dhaman Xubanaha Somali Medical Forums aad ayaan u salaamayaa dhamaantiin.
-
indhayare soo dhawaw
soo dhaaf guriga gurigaadii waaye