Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xamdi on May 19, 2010, 02:49:07 PM

Title: Su'aal: Caloosha oo weynaato?
Post by: Xamdi on May 19, 2010, 02:49:07 PM
walaal waad salaamantihin dhamaan  inta webka wax kusoo qortay qaasatay dhaqtarada aad baan ugu mahad celinayaa ilahay qeyr ha idin siiyo.
walaal waxan idin waydiinayaa caloosha oo soo buurata eyadoo wax xanuuna aysan jirin .wadatana hawa fara badan on dareemayo inay ka buuxdo, qasatan marka cunto cunaa ay soo weynaato maxaa lagu dawayn karaa si ay u yaraato mahadsanidiin ,waxan ahay wali gabar an guursan 25jir ah .
Title: Re: Su'aal: Caloosha oo weynaato?
Post by: Xamdi on May 23, 2010, 11:06:46 PM
asc dhaqaatiirti xagey galeen  maba jawaabooyaan walaalayaal maxaa dhacay jawaaab isiiya wad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Caloosha oo weynaato?
Post by: SomaliDoc on May 26, 2010, 07:11:27 PM
Hawo caloosha soo fuurtay waxaa loo yaqaannaa "Dibbiro", waana calaamad lagu garto cudurka gaastrikada.
Halkaan ka akhriso waxa gaastrig ama gaas uu yahay:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)