Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qalanjo Abdi on July 02, 2016, 03:30:25 PM

Title: Su'aal: Finanka wajiga?
Post by: Qalanjo Abdi on July 02, 2016, 03:30:25 PM
Asc doc.

Salan kadib waxaan u bahnaa cawimadada doc.
Doctor ugu yaraan shan sano ka hor ayaa waxaa IGA soo baxay finan badan wajiga meesha aan joogana kuleel waye marka anigoo doctor u tagin ayan sabuuno iyo kareemo kala duwan isticmaalay  wax walba oo daawo LA iigu sheego ayaan isticmaali jiray sida xabasodaha iyo malabka labeenta canaha imw lkn wajiga ayaaba IGA badalmay finankii ayaa madow isku badalay  kadib markan arkay ineen faaido so soon ayaan  joojiyey wixii dhan hada alxm waa fiicanhy intii ugu badneedna way IGA baaba'een finanki lkn wali waxaa igu haray samenta modowgii uu wajigyga yeeshay iyo labada dhaban iyo suniyaha meesha u dhaxayso ayaan finan adag oo dhacan iyo waxba laheen igaga yalan  wayna badan Marka doctor maxaa xal ah talo isii aan isaga daaweyo hadaad Kareem ama waxkle aad meel Ku ogtahay iisoo qor

Shukran doctor.
Title: Re: Su'aal: Finanka wajiga?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:48:56 PM
Akhriso qoraal aan uga hadalnay haaraha wajiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0)