Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaka14 on July 11, 2016, 04:35:08 AM
-
S/c dhamaan dhakhaatiirta somaliyeed
Meel kastoo aad joogtan waa mahadsantihiin.
Suaal ayaa qabaa oo ah marka aan gabar shukaansanayo waxaa guskeyga ka yimaado biyo cad oo bilaa midab ah oo dhareer loo maleeyo weliba waa aniga oo aan kacsan fadlan iga jaahil bixiya.
Mahadsanidin
-
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0)