Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mukhtaar Cabdulaahi Mukh on July 06, 2011, 01:19:52 PM
-
Sidee loo daweyn karaa qofka qabo cudurka pneumonia?
-
Fikrada ka qaado cudurka "Pneumonia"
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,615.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,615.0.html)
Haddii xanuunkaan uu ku hayo, kala xiriir takhtarkaaga sida lagaaga daaweyn karo.