Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayuusha on July 24, 2017, 09:47:16 AM

Title: Su'aal: Waxa jira cun cun badan oo xaga xaniinyaha?
Post by: Ayuusha on July 24, 2017, 09:47:16 AM
Asc awalan dr.
Waxaan rabaa su.aal inan idinweydiiyo oo ku saabsan caafimadka ninkayga
Waxa jira cun cun badan oo  xaga xaniinyahay ah marka xaniinyuhu wax nabar ah malaha lakin marka aadu xoqo waan u bogaayaa oo istiin ayan ka qaadaa markaa wuxu isku arkay  qolof guska afkiisa uu yeesha oo inuu xuub dhacsanayo oo kale
Dr maxaa keeni kara cuncunkaas faraha badan
Qayr badan allaha idin siiyo shaqada wacan ee aad wadaan thnks jwb
Title: Re: Su'aal: Waxa jira cun cun badan oo xaga xaniinyaha?
Post by: SomaliDoc on May 21, 2018, 02:55:04 PM
Cuncunka loo bogayo ee qooraha illaa xubinta, mararka qaarne ay la socdaan qolof ama wax boro cad oo kale, waxay tilmaan u tahay inuu caabuq jeermiska fangaska keeno uu jiro, waxaana loo qaataa daawooyin la liqo iyo mid la marsado, wax dhib leh maahan, waxaana xanuunkaan u daran xilliga kuleelka ama huurka, weliba markuu qofka fadhigiisu badan yahay.