Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Safiya Cali on November 03, 2017, 03:44:00 PM
-
asc doctor waku mahadsanthy sida wanaagsan noogu faidasay markastaa dr xanuunkayga waxa weeye supaxa markn soo kaco waxan dareema margiyo xanuun waxaan kaloo dreema mrka inyar tagnado ama anooo fadhiyaba wadnaha inuu hoos ii jiitamayo jazakllh dr bal xanunkayga isheeg ama talo dr
-
Halkaan ka akhriso qoraallo u eg xaaladdaada:
Gaaska (http://bit.ly/2f5cuUQ)
Wadne Qabad (http://bit.ly/2m07OGq)
Haddii aysan labadaas xaaladdood; midna aheyn xaaladdaada, fadlan soo faahfaahi xaaladdaada.
Ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Amma riiix:
Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)
-
asc dr waxn leyhy aad kaga mahad celinaya sida wngsan noogu faaidaysay xanunkyga dr waa wadna jitan wadnaha marmar aya lega qabta daqiiqada yar lay qapta walay sii daya wadnaha marka wadnaha ijitamyo dremyo hadii aan wax qabanyo ama qabnen ama jiifo ama aan taganahy awooda dhan iga tagayso lugta midig ama bidix xidid ibodaya anoo hurda wadnaha ima graaco alhmdulilh wadna marojis ayn leyhy wadna olol malihi garabka midig ayaa in hoos ijitamayo kleh xnun kadareema dr xnunkyga isheg iyo talo
-
Si aad wax badan uga fahamtid xaaladdaada,
Fadlan linkigaan si fiican u akhriso.
Riix halkaan:-
https://goo.gl/wAesR7
-
asc dr wiil aan hapo u ahy ayan ku argnay naaso barar marka wuxu galy plastic surgery nasihi sidoodi kusoo noqdeen cadiga ahaa mudo 2bil kdib wuxu dremaya marka gymka jojiya xanun kadreemya garpaha hostoda hdu meel ku tiirsado kursi ama alpaap kle hadu wax ku tiirsado xnun dreema qaliinkisa dalka dipadiisu ahaa makeeni karaa qalinkas lagu sameyay wax dhipto cafimad