Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on November 12, 2017, 12:12:52 PM
-
asc dcrt
aad baad umahadsnthn
allaha idinka abaalmariyo
sida wanagsan ee aad aqoontiina i noola qeybsaneyzan
hadii aan uguda galo su aasheyda
1.toonta iyo basasha inaan isku ridqa
ma cabi karaa si aan u hello sperm tayo leh iyo si ay xubinteyda taranka unoqota mid adag oo iga kaa finaysa xaga sariirta ( galmada)?
maadama aan maqlay labaduba inay ufiicanyhn xag hormuunada jirka.
2. tanka kale xubinka taranka ayaa dhaciif I ah markuu kacaba dhaqsa wuu dami. maxaa kale oo aan Ku adkeyn karaa?
.......................cafimad illah baa haya bani aadamkuna waa lama huraan..........................
-
Toonta waa daawo, halkaan ka akhriso:-
Toonta (https://goo.gl/Fo6c7o)
Cuntooyinka kale ee ragga xoojiya, oo ay basashuna ka mid tahay, halkaan ka baro:-
Awoodda Ragga (https://goo.gl/3qBujN).
-
Fadlan linkiga Hoose jug sii ka daalaco wax tarka ay leedahay toonta ama tuunta. waayo Dhakhtarka ayaa horey ooga hadlay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html)
-
[waxtarka toonka] (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html)
-
masha Allah wad mahadsnthn tkhtrta
masha Allah qoraalada waan akhristay
lkn su aashu ayaa waxay tahay
1.toonta iyo basasha inaan isku ridqa
ma cabi karaa si aan u hello sperm tayo
leh iyo si ay xubinteyda taranka unoqota
mid adag oo iga kaa finaysa xaga sariirta
( galmada)?
su aasha waa sidaa
hadii jawaabtu tahay haa
qaabke Ayan. u isticmaali karaa
-
asc doctor
waxaan rabaa inaan Ku weydiiya
Hal su aal oo ah
1. hadii manida raga ay yaraadan
xawadana ma yaraan kartaa?
-
ma isku xiran yihiin
hadii manida yaraata
xawadana ma yaraan kartaa
-
Waxaan halkaan kuugu soo koobay qoraallo la xidhiidha su'aashaada dambe oo dhamaantood boggaan Somalidoc ku wada jira.
Waxaa horey looga hadlay:-
Si aad u akhrisatid, Fadlan riix linkiyada farta gaduudan:-
Biyaha Shahwada Ma Dhamaadaan (http://bit.ly/2wJkuq7)
Waxaad kale oo aad akhrisan kartaa:-
Badinta Shahwada (http://bit.ly/2wKFNay)
Waxaad kale oo aad halkaan kaga bogan kartaa linkiyo qoraalo ku saabsan:-
Noocyada Shahwo yarida (http://bit.ly/2wJI5GZ)
Sidoo kale waxaa jira mowduuc looga hadlay:-
Xawo Yarida (http://bit.ly/2wIJayS)
Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)