Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on November 21, 2017, 10:59:36 PM

Title: Su'aal: Baabasiirta maxaa lagaga bogsan karaa?
Post by: Muxya62 on November 21, 2017, 10:59:36 PM
asc doctor
aad baan idingaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad inoogu dadaaleysan. Allaha idin dhawro
 

dctr waxaan rabay Laba  su aal oo ah


1. baabasiirta maxaa ugu fiican oo dawo ahaan loo qaadan karaa si aynan mar danbe kugu soo noqon?
2. toonta dabada ma iska galin kara si aan ugu helo cfmd xaga baabasirta  maadama ay waxyaaba farabadan dawo utahay toonta?
Title: Re: Su'aal: Baabasiirta maxaa lagaga bogsan karaa?
Post by: SomaliDoc on November 27, 2018, 06:38:23 PM
Baabasiirku waa cudur bulshada ku badan, wuu nuucyo badan yahay, wuxuuna leeyahay heerar kala duwan, fadlan akhriso qoraalkaan si aad jawaab u heshid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)