Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu Ritaaj on December 08, 2016, 11:22:10 AM

Title: Su'aal: Naas nuujinta iyo cream ka jirka
Post by: Umu Ritaaj on December 08, 2016, 11:22:10 AM
Asc walaalayaal salaan kadib walaal waxaan idin weydiinayaa  hadii ilmo naas la nuujinaayo kareemada la isku cadeeyo iyo jilcisooyinka hadii ey hooyada isticmaasho wax mey u dhibeysaa cunuga naaska nuugaya mase u gudbi kartaa oo wax dhib ah ma u keeni kartaa mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Naas nuujinta iyo cream ka jirka
Post by: SomaliDoc on January 16, 2017, 01:55:26 PM
Daawada jilcisada ee tinta la marsado, dhibaato ayay gaarsiin kartaa cunuga aad nuujinayso, sababtoo ah sunta ku jirta daawadaas ee loo yaqaano "Formaldehyde", haddii la neefsado sambabada ayay dhaawac gaarsiisaa, laakiin midd korka lagu caddeeyo dhibkeeda adiguu gaar kuu yahay.

Akhriso halista daawada jilcisada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6032.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6032.0)
Akhriso halista daawada la isku caddeeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4179.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4179.0)