Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakiyare555 on October 25, 2016, 05:02:33 PM
-
asc .
dr waan kaga mahad celinaya howsha u haysid umada islaamka ah ..
waxan rabaa inan halkan kuso ban dhigo xanuun an mudo 2 sano ah la dhibanaaa calamadihisa xanuunkas o an garan wayay ilaa hada ...
. madax warer madaxa o culees iga saran yahy sidi inu bararanyahy o kale .. marka forarsado ama an sijuudo an ka dareemayo inu culays said ah iga saranyahy. o joogto ah wliba.
wareer badan margiyada an ka dareemayo xanuun .
dhafoorada o an xanuun ka daremayo ..
sido kale marki kaadi iqabato badan inaan guux ka darremo madax gaar ahan dhaforada .
indhaha o korkoda iga xanuunaya .
waxyar hadi an qabto shaqo ah inan dareemo culees ad u badan o madaxa ah .
waxaa kalo dareemaya in dhanka calosha xanuun ka jiro sida in ay aad idhibti saliidu o an ku dibiro aana daremo madax xanuun .
waxa leeeyahy kulel iga so baxa jirka ah gaar ahaan dhabarka iyo xabadka ..
waxa kalo leeyhy nabro yaryar o dhabarka iyo xabadka ah o an xanun iyo cuncunba midna lahyd..
wax yar xata cuno o salid leh inaan shumo o cslosha halmar is badasho ..
marka dibiro inaa daremo in hawo galayso xininta bidix .
in caloshaydu halmar isbadalayso marka jilec noqonayso marna adeeg.
inaan ka daremo dhanka mindhicirada hawo ama dibiro ama maeka saxarodo in saxaro igu hartay .
waxa kalo idheer inaa dareemi ekfashin . kadida o mar igubta iyo xiniin xanuun ..
xanuunka inta badan waxa dareema barqadi iyo galabki ...
waxa kalo dareema awood yari ..
xanuunku marku ihaya waxan jclaysan inan jifsado markas o an dareemayo nafis .
dhakhatir wan utagay waxay iga baaran inta badan H PYLORI lkn wuxu noqda baristaydu WEAK REACTIVE dawada la isinaya wax badan iskaga ma garto..
dr maxa talo ah ad isin lahaa xanuunka ad baan ugu dhibaataysanahy waliba madaxa i daran o xata marka so tooso an so toosayo isago ixanunaya ....
-
Madax xanuunka aad dareemayso waxaa loo yaqaanaa "Sinus Headache", waa nooc ka mid ah madax xanuunka, wuxuuna ka yimaadaa caabuqa ku dhaco sanqada, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)
Midda kale, way dhici kartaa inay gaas tahay, ama wax kale, laakiin daawo video-gaan si aad u kala ogaatid xanuunka gaaska iyo xanuuanda kale ee lagu qaldo:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)
-
asc dr . marki kaadi iqabato dhaforada waxa ka dareema xanuun iyo hugun . ama sharqan . hugugugugu cml . ... inkasto marka biyo qabow ku shubo u xoga iga ba.o . lkn maxaa sababi kara .. maxayse tahy ciladas ?
shukran dr . illahy haku gudo abaalkaga .
-
Ma isku aragtay welwel, fakar badan, xanaaq badan, dulqaad yari iyo mararka qaar in aad isku-buuqdo?
-
haaa wan isku arkay wana leeyahy madax culees walwal isku buuq iyo fakar iyo xanaq iyo dulqaad yari . waxa iidheer ano daremaya awod yari dhanla lugaha ah o an marmar ka baqo inaa dhaco ad modaysid in awodu si kaga maqan tahy iyo kasto an marmar daremo . madaxo idaalaya o an ubaahanayo hurdo . o indhu isku kay cararayan . inkasto an so toosayo madaxo iwarersan . ....
-
Waxaad u baahan tahay waraysi dheer, waxaana filayaa inuu jiro xanuun isku-buuq ah, kaasoo sabab u noqon karo astaamaha qaar aad dareemayso sida gaaska kugu raagay iyo shanqarta madaxa aad ka dareemayso.
Fadlan isku taxalluji in aad la kulantid dhakhtar ku takhassusay cudurrada guud si safiican lagugu wareesto.