Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cafuuf on July 10, 2009, 05:58:54 PM
-
waxaan ahay wiil raba inuu barto daawooyinka iyo waxyaabaha loo kala isticmaalo
-
Jawaabta su'aashaada maahan mid lagu soo koobi karo halkaan, barashada daawooyinka, qeybaheeda kala duwan iyo waxyaabaha loo kala isticmaalo waa cilmi dhan oo lagu magacaabo "Phamacology" ama waa qeyb dhan oo caafimaadka ka mid ah oo la barto waxaana loo yaqaannaa "Pharmacy" waa maaddo 4 ilaa 5 sano la barto.