Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khaalid Yusuf on April 16, 2012, 07:38:53 PM

Title: Su'aal: Waa maxay tamar?
Post by: Khaalid Yusuf on April 16, 2012, 07:38:53 PM
Asc wan salaamayaa  dhamaan dhaqaatiirta oo dhan.
Waxaan rabaa  inaan idin waydiiyo su,aal kusaabsan  tamarta.
1,Waa maxay tamartu?
2,Hadii tamar aad rabto inaad hesho cunto noocee ah ayaa tamarta laga helaa

Title: Re: Su'aal: Waa maxay tamar?
Post by: SomaliDoc on May 19, 2012, 04:33:16 PM
Tamartu waa energy, waa wax walba oo jirka ku caawiyo in uu howshii loogu tala galay uu qabto, jirka tamarta wuxuu ka heli karaa karboohaydraytka, borootiinka, dufanta, fitaminada, macadanta iyo wixii la mid ah, cunno walba aad cunto tamar waad ka helaysaa inkastoo cunnada ay kula badan tahay tamarta laga helo, cuntada ugu badan oo tamar laga helo waa karboohaydreetka.