Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on February 19, 2010, 11:34:06 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena wadna gariirka?
Post by: Nuur12 on February 19, 2010, 11:34:06 AM
scw  waad salaamanti hiin dhamaan bahda  webkan maxaa keena wadnaha  oo ku xanuuna adoo aan wadna xanuun lahayn iyo dhiiglaan midna
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena wadna gariirka?
Post by: SomaliDoc on February 22, 2010, 12:07:16 PM
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan wadna xanuunka iyo gariirka labadaba.

Wadne Xanuun: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0)

Wadne Gariir:    http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1423.0.html

Wadne Qabad:  http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0)

Hawlgabka Wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0)

Hadii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaa
SomaliDoc
Title: gastariga
Post by: Badriya on April 03, 2010, 10:27:54 PM
asc dogtor wad mahadsnatahay talada ad i siisey wna tagi doona dhakhtar inshalaah walala waxa an rabaa in an wax ka ogaado cudurka caastarigu waa maxya se maxaa keena se maxaa lagu daweeya se sen ula tacali karaa wa bilaahi towfiiiq