Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on November 11, 2016, 12:55:47 PM

Title: Cilladaha Keeno Daalka iyo Neef-tuurka.
Post by: SomaliDoc on November 11, 2016, 12:55:47 PM
(http://somalidoc.com/Topics/daal.png)

Bismillah,

Waxaan casharkaan ku soo aruurinay liiska cilladaha iyo cudurrada ugu badan ee lagu yaqaano caajiska xad dhaafka ah, daalka iyo neef-tuurka oo ay dad badani ka sheegtaan.
Haddii aad isku aragtay daal aadan horay u lahaan jirin sida markaad xoogaa socotid ama jaranjaro aad fuushid, fadlan aqoon u yeelo xanuunnadaan hoose. Cillad walba waxaa la socda "link" aad ka sii akhrisan kartid cilladaas oo faahfaahsan iyo astaamaha dheeraadka ah ee lagu garto. Ka faa'idaysi wacan.


Haddii aad iskaga shakisan tahay xanuun ka mid ah xanuunadaan kore ama aad isku aragtay astaamaha badankood, fadlan la xiriir dhakhtarkaaga si laguu baaro, talane laguu siiyo.
Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay, iigu soo dir su'aashaada qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
htt://somalidoc.com