Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on January 08, 2017, 06:09:44 PM

Title: Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
Post by: Maaji29 on January 08, 2017, 06:09:44 PM
Waxaan wataa labsu'aal Waxaan rajeyndoonaaa inaad igacaawindoontaan insha alah.
Infection kaadida ayaa igu soolaalabta  sideyn udaaweynkaraaa
Midkale waxay tahay bishimaha marweliba qaleel iga dhaqdo maxaakeena
Title: Re: Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2017, 07:42:08 PM
Halkaan ka akhriso infekshanka kaadida iyo waxyaabaha looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qallaylka iyo dildillaaca faruuryaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0)