Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nucmaan on February 11, 2016, 10:06:58 AM

Title: Su'aal: Hadii aan xulbada u isticmaalo bodybuilding ahaan?
Post by: Nucmaan on February 11, 2016, 10:06:58 AM
Waxaan Ahay 19jir Aado gymka, marka hadii aan xulbada u isticmaalo bodybuilding ahaan miyee waxa dhibaato ah ii keenaysa caafimaad ahaan
Title: Re: Su'aal: Hadii aan xulbada u isticmaalo bodybuilding ahaan?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 04:58:43 PM
Akhriso faa'idooyinka caafimaad ee laga helo xulbada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html)