Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on October 30, 2013, 04:06:03 AM

Title: Su'aal: Waa maxay qabka ugu fudud ee lagu daweyn karo baabasirka?
Post by: Sahnuunyar on October 30, 2013, 04:06:03 AM
asc dhamaan dhaqatirta su asheydu waa qabkee uGu fudud ee lagu daweyn kara cudurka baabasirka? waa maxaysa dawada uGu haboon ee lagu daweyn karo

mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waa maxay qabka ugu fudud ee lagu daweyn karo baabasirka?
Post by: SomaliDoc on November 05, 2013, 12:00:01 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)