Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Said Ali Salah on March 29, 2016, 04:46:07 PM

Title: Su'aal: Xanuun madaxa iga haya oo ah wareer ama dawakh?
Post by: Said Ali Salah on March 29, 2016, 04:46:07 PM
waxaan dhakhtarka waydiinayaa su'aal ku saabsan xanuun madaxa iga haya oo ah wareer ama dawakh sidaa darteed waxaan rabaa in dhakhtarka talo iga siiyo

mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Xanuun madaxa iga haya oo ah wareer ama dawakh?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 12:48:54 PM
Dawakhaada iyo wareerka waxyaabo badan ayaa keeno ee kaga bogo qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0)