Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on September 16, 2019, 12:16:09 AM
-
Asalaamu calaykum
Su aashaydu waxaa weeye hooyaday oo waa yeel ah ayaa waxaa la soo darsay cabsi dadkii daryeela hayay ee ay iyadu dhashay in ay tidhaahdo way iqalan hayaan marka faddan igucaawiya cilmiga illahi idin baray allaha idin barakeeyee