Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Najka0010 on November 05, 2016, 11:29:32 PM

Title: Su'aal: Yarid ama xanuunka ciridyo xanuun?
Post by: Najka0010 on November 05, 2016, 11:29:32 PM
Asalaama Aleikum Dr iyo walaalaha kale aad baan idiin salaamay suashayda hadaan ugudbo waxaan rabay in la ii sheego wuxuu yahay xanuunka Yarid ama sikale hadaan udhigo ciridyo  xanuun? maxaa astaan u ah oo lagu gartaa? maxaa keena? Malaga bogsadaa?sideese loola Tacaalaa?xanuuno isaga ay isku egyihiin ama isaga ka dhasha majiraan?
MaMahadsanidib
Title: Re: Su'aal: Yarid ama xanuunka ciridyo xanuun?
Post by: SomaliDoc on November 26, 2016, 10:41:14 AM
Xanuunka yiridka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)