Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nin weyn on February 10, 2018, 06:46:59 AM

Title: Su'aal: Xiniinyaha ayaa i xanuunaya?
Post by: Nin weyn on February 10, 2018, 06:46:59 AM
Asc waan ku salaamaya Dr su'aal ayaa qabaa waxa ay tahay xiniinyaha ayaa i xanuunaya kulayl ayaa iga baxaya mid ka bidix .

waxaan rajaynayaa inaad horay igu soo jawaabtaan

mahadsanid :
Title: Re: Su'aal: Xiniinyaha ayaa i xanuunaya?
Post by: SomaliDoc on December 14, 2018, 12:06:41 AM
?Qooraha oo ku danaqada ama midka kale ka kulul waxay astaan u noqon kartaa badanaa laba arrimood:
1- Inuu caabuq jiro ka akhriso faahfaahinta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)
2- In qulqulka dhiigga uu ku badan yahay xiniintaas, faahfaahintane ka akhriso halkaaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)