Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ner yare on December 11, 2018, 11:56:03 PM

Title: Su'aal: Daaweynta baabasiirka dibadda ah?
Post by: Ner yare on December 11, 2018, 11:56:03 PM
Asc som.doc su aashydu wxa wye babasiirka dibada ma la daweynkara qaliin la aan. Ma keena caato ama in uu san qofku cayilin teda kle baabasiirku raganimada wax ma I dhimaa??
Title: Re: Babasirka
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 12, 2018, 03:19:04 PM
Halkaan ka akhriso su'aashada Jawaabteed.
weliba, link-yo farabadan quseeya Arrimaha Baabasiirka.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)