Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daahirey on October 06, 2010, 01:48:32 AM
-
babasiirka taranka wax dhib ah miyuu ugeestaa dr Mahad?
hadii uu ugeesto uu wax badan haayey qofka malga daawen karaa dr Mahad ?
biyo baxa dag daga uusan qofka marki uu qaan garey isku arkin
kadame uu keeney in uu biyobax dag dag ah keno iyo doo sab utahey
qofka carurta ah istic maali jirey gacantain uu biyo is kagakeeno Dictore ?
mahad sanid dictoore
-
Halkaan ka faaideyso waxa baabasiirka uu keeno iyo calaamadahiisa
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)