Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Basaam on March 01, 2012, 01:05:09 PM
-
sidee looga hortagaa baawasiir dhaqtar baan u tagay aniga ooo kacabanayo cuncun meesha laga saxarooda ah
3 sano in kabadan ayaa qabay cudurkaas bawaa siir baa kuugu soo socdo baa leeygu yiri wax aan kaga hortago majiraa run miyaa in calaamada bawaasiirka kamid tahay cuncun
-
Halkaan ka akhriso jawaabtaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)