Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: ADID on August 01, 2017, 10:08:05 PM

Title: Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?
Post by: ADID on August 01, 2017, 10:08:05 PM
asc  somali doc  waxaan nin dhalin yaro  ah  waxa  xanuuna  in dhaha   markaan  cashirka  aqriyo  weyna  i ilmeeyaan  dhaqar  baan  u tagay  wuxuu  idhahay  in dhahhaga  way  fican yhiin   dawo  isoo  qoray  kaniini  vitamin  A ah  marka  in dhihii  sidii  ayey  xanuunayaan marka  maxaa  keeni kara  indho  xanuun iyo  ilmada   
Title: Re: Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2018, 12:56:20 PM
Waxaa cilladaas la yiraahdaa "Eye strain", waa daalka iyo xanuunka markaad wax akhrinaysid, fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3150.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3150.0)