Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdirashiid Hassan on July 30, 2017, 06:16:45 AM

Title: Su'aal: Cuncun futada ah ayaan dareemaa?
Post by: Cabdirashiid Hassan on July 30, 2017, 06:16:45 AM
asc doctor dhamaan wan idin salamey tan xigta wxa weyaan waxan kacabanaya mudo hal sano ah laga jogo ilaa hada dhanka futada cuncun waxad moda in wax kaso bixi rabaan lkn wax malahan markasan farta an uisticmali doctors wan utage kinini dabagilis ayey iso siyeen mar waxan leyahay mawaxas guska laciif ayu kadhiga ama guska miyu yareya mise xinyaha waxas ayan isku arkee ilahey intu kabarey wax igasheeg hadanan qaldanen meshan an wax kuso qoraaye
Title: Re: Su'aal: Cuncun futada ah ayaan dareemaa?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2018, 12:28:56 PM
Cuncun dabada laga dareemo waxa ugu badan ee keeno waa nuuc ka mid ah gooryaannada ku ukuma dhalao dabada, kaasoo loo yaqaano "Enterobius Vermicularis" horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee ka akhriso:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html

Haddii cuncunka la socdo, dhidid badan oo dabada ah ama saxarada jiirashadeeda oo ku dhibayso waxaa suuragal ah in baabasiir gudaha ah inuu jiro, taasina ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)

Haddii cuncunka la socdo, dheecaan ama qoyaan dabada meel dhinaceeda ah ka imaanayo oo ur badan, waxaa suuragala ah inuu yahay cudurka loo yaqaano "Fiiskolo" kaasina ka akhriso qoraalkaan kale: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0)