Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on August 17, 2017, 09:48:30 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena xaakada badan?
Post by: Kamaal on August 17, 2017, 09:48:30 AM
Asc docter waxan isku arkay xaako badan oo qaaq da ku hayo maxaa keena arintaan
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena xaakada badan?
Post by: SomaliDoc on June 26, 2018, 11:10:17 AM
Wax badan ayaa keeni kara oo ay ugu horayso caabuqa dhuunta sida quumanka oo kale.
Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)