Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rasia Ali on April 23, 2019, 06:52:17 AM

Title: Su'aal: Dhabar xanuun caadada ka dib?
Post by: Rasia Ali on April 23, 2019, 06:52:17 AM
Asc wr wb Somali doctors
Maxaa kena dhabar xanun ka dib marka xeydh/ama cadada laga meydho ka dambeya waxaa aan aad u darema dhabar xanun marka dhiga ka meydho maxa sababa?  Waxan ahay dumar dhiga aad ugu xununsada mataq iyo lalabo ban ka qada cuntana igu ma dagto dhiig badana waa iga baxa walina ma gursanin maxa sababa
Mahadsaniidin Somali doctors jawab wacan